qabrigii jacalykoow quraankaan ku mariyee haka qabanin uurkee u qormee dhexdaadoo allahayow qiyaamaha inta nabigu qorayee rabi qaato kaa yeel
qayrkii ibleeyskiyo laga qari cadaabtoow qiimo badan fardowsiyo janadii qudhqudhiyoo allahayow qiyaamaha inta nabigu qorayee rabi qaato kaa yeel
|